(Akhriso) Labo qodob oo guddiga metelayey Jawaari hor dhigeen Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo oo dedaal ugu jira xalinta xiisada ka taagan Baarlamanka ayaa xalay kulamo kala duwan la qaatay guddiyo matalayey dhinacyada uu Khilaafku u dhaxeeyo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa uu ka dhageystay dhinacyaddaasi sidda loo xalin karo Khilaafka saameynta yeeshay ee golaha Shacabka. Labadda dhinac ee la kulmay Madaxweynaha ayaa … Continue reading (Akhriso) Labo qodob oo guddiga metelayey Jawaari hor dhigeen Madaxweyne Farmaajo